top of page

Sidee Blogging Loga Shaqaysta ?

abdurahman13

Updated: Feb 18, 2022


Fursadaha Maanta Online-Ka Ka Banaan Waxaa Ka Mid Ah Blogging Ka. Waxaa Bilkasta Ka Shaqeysan Kartaa $100-$3000.

1. Gado Domain Iyo Hosting

Marka Hore Waxaa U Baahan Tahey In Aad Iibsatid Domain Iyo Hosting.

Halkan Ka Iibso Hosting Raqiis Ah Http://Partners.Hostgator.Com/LP51DY

Hambayo HADA WAXAA LEEDAHEY WEBSITE

Labadaas Markaad Iibsatid Waxaa Maqaalo Kusoo Daabici Kartaa Website Kaaga .

2. Ciwaan Dooro

Waa Muhiim In Aad Dooratid Ciwaan Aad Wax Badan Ka Ogtahey Oo Xog Badan Ka Heysid In Aad Dooratid. Bloggers Badankooda Waxey Ku Fashilmaan Qodobkan. Ciwaanada Aad Wax Ka Qori Kartid Waxaa Waxaa Ka Mid Ah; Tusaale Health And Fitness Personal Finance Fashion Lifestyle Business And Marketing Technology And Gaming Travel.

3. Shuruudaha Google Adesnse

Waxaa Jiro Shuruudo Uu Google Adsense Kaga Baahanyahey Inta Aanan Website Kaaga Loo Furin Xayisiinta ( Ads ).

  1. Igu Yaraan In Aad 10 Maqaal ( Articles ) Kusoo Daabacdid Website Kaaga.

  2. Igu Yaraan In Uu Website Kaaga Uu Jiro 3 Bilood .

In Uu Website Kaaga Leeyahay Pages-Kan

1. Privacy Policy Page

2. Terms And Condition Page

3. About Us Page

4. Contact Us Page Afartaan Page Hadii Aadan Ku Darin Blog-Kaga Uma Furaan Xayisiinta


4.Traffic Source

Si Blog-Kaaga Aad Lacag Uga Sameysid Waxaa U Baahan Tahey Dad Aqristo Maqaladaada. Google Adsense Waxey Xayisiinta Usoo Daayaan Websites Leh Dad Ku Xiran Oo Markasta Maqaalada Aqristo. Wax Yaalaha Kaa Caawin Karo In Aad Si Dhaqso Ah Aad U Heshid Dad ( Audiences ), Waxa Ka Mi Ah In Aad Leedahay Youtube Channel, Facebook Page Iyo Telegram Group .


5. Apply Google Adsense

Intaas Marka Aad Isku Heshid Waxaa Xaq U Leedahay In Website Kaaga Loo Furo Xayisiinta Kadibna Aad Lacag Fiican Ka Sameysid.


Gunaanad

Hadaba, Intaas Oodhan In Aad Sameysid Waxey Kaa Rabtaa Dadaal Iyo Qorshe Ganacsi ( Business Plan ). Mudo 3-5 Bilood Ah Wad Ku Dhameystiri Kartaa , Wixii Intaas Ka Danbeenaya Waxaa Sugtaaba Waa In Bilkasta Lacag Fiican Kusoo Dhacdo. Passive Income Marka Hore Waa In Aad Galisaa Dadaal Badan, Marmarka Qaar Maalgashi Yar Buu U Baahan Yahey.


NB: Dhalinta Aanan Awoodin In Ay Domain Iyo Hosting Gataan, Waxaa Si Bilaash Ah Ku Sameysan Kartaa Website Qurux Badan Oo Free Domain Iyo Hosting Leh Waliba.


216 views0 comments

Recent Posts

See All

Comments


bottom of page