top of page

Waa Maxay Cryptocurrency ?

abdurahman13

Updated: Feb 8, 2022





1. Cryptocurrency Definition


Cryptocurrencies Waa Lacago Digital Ah Taas Oo La Abuuro Ayada Oo La Isticmaalayo Computer Networking Software. Kadibna Aad Meel ( Save ) Ah Aad Ku Heysan Kartid Hantidaada.

Bitcoin Iyo Crypto-Yada Kalaba Waxaa Caawiyo Technology Loo Yaqaan Blockchain, Taas Uu Fududeeyo Kala Badalashada Crypto-Taha Iyo Tixraaca Mulkiilaha

Public Blockchains Ka Markasta Ayaga Waa Decentralized, Taas Oo La Micna Ah In Ay Shaqeeyaan Ayaga Oonan Ogeyn Awoodaha Ka Jiro Wadankaas Gaar Ahaan, Banks Iyo Dowladaha.

Erayga Cryptocurrencies Waxaa Asal Ahaan Laga Soo Dhiraandhiriyey Cryptographic Processes, Taas Oo Macnaheeda Tahey In Qofkasta Hantidiisa Loo Ilaaliyo Ayadoo Laga Hortagayo In ( Internet Fraud ).


Cryptocurrency Maalgasho Iyo Sida Account Looga Sameysto ?


Cryptocurrencies Waxaa Loo Qeybiyaa Coins Iyo Tokens.

Coins Waxey Ku Dhexshaqeeyaan Blockchain Kooda Waxeyna Leeyihiin Qiimo U Gaar Ah Midkasta. Tokens Waa Loo Dhisaa Blockchain Jiro.

2. How To Buy Cryptocurrency

Waxaa Jiro Qaabab Badan Oo Loogato Cryptocurrency. Marka Aad Tahey Qof Ku Cusub Waxaa Kuugu Fudud In Aad U Iibsatid Qaab Centralized Exchange Ah. Taas Oo Macnaheeda Tahey In Aad Ka Dhex Iibsatid Brokers Sida Binance Iyo Coinbase Adoo Isticmaalayo Lacag Caadi Ah Sida Euro Iyo Dollar. Dulaaladas ( Brokers ) Waxey Kaa Qaadayaan Qidmad Yar Oo Ah In Ay Shaqada Ku Fududeeyen.

Coins Igu Caansan Waxaa Ka Mid Ah ;

Bitcoin Waa Coin-Kii Ugu Horeeyey Iguna Qiimo Badan Cryptocurrency.

Ethereum Wuxuu Fududeeyaa Financial Transactions-Ka, Badanaa Kuwa Uu Bitcoin Taageero.

Cardano Wuxuu Tartan Kula Jiraa Ethereum Ka , Waxaana Iska Leh Mid Ka Mid Ah Mulkiilayaasha Ethereum .

Solana Waxuu Asna Tartan Adag Kula Jiraa Ethereum Ka Wuxuuna Adkeeyaa Speed And Cost-Effectiveness.

Dogecoin Waa Coin Ku Bilowdey Qaab Kaftan Kaftan Ah Waana Coin Qiimo Badan.


3. Best Cryptocurrencies By Market Capitalization

Cryptocurrency

Market Capitalization


Bitcoin $717.5 Billion.


Ethereum $303.1 Billion


Tether $78.2 Billion


USD Coin $49.6 Billion


Cardano $35.4 Billion


XRP $29.2 Billion


Solana $28.9 Billion


Terra $20.3 Billion


Dogecoin $18.8 Billion


Avalanche $18 Billion


Data Current As Of Feb. 08, 2022.

4. Pros And Cons Of Cryptocurrency

Waxaan Qeybtan Ku Soo Bandhigayaa Faa’iidada Iyo Qasaaraha Ay Leedahay Cryptocurrency

Faa’iidada Cryptocurrency

  • Cryptocurrency Gaar Ahaan Bitcoin Waxey Dad Badani Ay U Arkaan In Aytahey Lacagta Mustaqbalka Dhow Badali Doonta Lacagaha Caadiga Ah Ee Aan Hada Isticmaalno Sida Euro, Dollar Iyo Pound.


  • Marka Waxey U Arkaan Hada In Lamaalgashto Waayo Hada Qiimo Heeda Waa Jaban Yahey Marka Loo Eego Mustaqbalka.


  • Dad Kalena Waxey Ku Jecelyihiin Lacagahaan Cryptocurrency Ma Maamulaan Banks, Sida Aan Horey Idinkugu Sheegay, Banks Waxey Markasta Abuuraan Sicirbarar ( Inflation ).


  • Qaar Kale Waxey La Dhacsanyihiin Blockchain Technology Oo Ah Mid Si Xad Dhaaf Ah Aad Hantidaada Ugu Ilaashan Kartid Adoona Ka Baqeyn In Lagaa Dhaco.

Qasaaraha Cryptocurrency

  • Qaar Ka Mid Ah Cryptocurrency Oo Dad Badani Ay Maalgashteen Oo Ayna Filayaan In Ay Qiimo Fiican Yeelato Mustaqbal Dhow , In Ay Saas Noqon Weydo Niyad Jab Badan Halkasna Ka Dhasho.


  • For Shorter-Term Crypto Investors, Qatar Badan Bey Wajihi Karaan , Waayo Si Dhaqso Ah Waxaa Markasta Isku Badbadala Qiimaha Sarifka Suuqa Taas Oo Qasaaro Ka Imaan Karto.


  • Waxey Qatar Weyn Ku Tahey Degaanka ( Environmental Impact ) . Dadka Bitcoin Qato ( Mining ) Waxey Isticmaalaan Koronto Aad U Badan . Cambridge University Baa Cilmi Baaris Ka Sameysay Halkan Ka Aqriso Link-Gan. Https://Ccaf.Io/Cbeci/Index/Comparisons


5-Ta Crypto Igu Fiican 2022 La Maalgashto (Massive Potential!)

Recent Posts

See All

Comentários


bottom of page